somaliland 1

Tacsi

Guddida Jaaliyadda somalilandd ee Finland,Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska,ubadka,ehelada uu ka baxay Marxuum Muxyadiin Cabdillaahi Sool oo ku geeriyooday 25.2.2021 Magaalada Vantaa ee dalka Finland.

Marxuumka waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu Naxariistii janno ka waraabiyo eheladiisana Samir iyo iimaan buuxa ka siiyo iyo guud ahaanba Jaalliyadda Somaliland ee Finland oo muddo dheer ahaa ka mid ahaa guddigeeda iyo waxgaradkeedaba.

Aamiin.

Guddida Jaaliyadda Somaliland ee Finland(Helsinki)

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s